Skip to content

Barnaamijyada

Adeegyada Daawaynta Deganaanshaha degdega ah/Dhibaatada

RADIAS Health waxay ku bixisaa adeegyo daawayn degenaansho oo degdeg ah sadex goobood, waxaanan bixinaa daawaynta degananshaha dhibka iyadoo la kaashanaysa Degmada Hennepin. Adeegyadani waxay bogsiin iyo xoog u keenaan dadka la halgamaya cudurka dhimirka.

Carlson Drake House

Carlson Drake House wuxuu ka taageeraa shakhsiyaadka dejinta iyo hagaajinta calaamadaha caafimaadka dhimirka ee jawiga guriga oo kale. Waxa uu ku yaalaa Bloomington, barnaamijku waxa uu shati u haystaa in uu taageero laba iyo toban qof.

Wax badan ka baro Carlson Drake House